Safety Agreement Sample Contracts

Parent/Provider Health & Safety Agreement
Safety Agreement • July 10th, 2020

SSPS# Taariikhda Maanta Waalidka(waalidiinta) miyay jeclaan lahaayeen in ay u joogaan booqashada gargaar farsamo?Haa Maya Magaca Adeeg-Bixiyaha Saxiixa Adeeg-Bixiyaha: Magaca(Magacyada) Waalidka Saxiixa(Saxiixyada) Waalidka:

Infant Safety Agreement
Safety Agreement • October 11th, 2022

Heshiiska Ammaanka Ilmaha Hadda Dhashey Loogu talagalay Codsadayaasha iyo Xubnaha Qoyska ee Qaangaarka ah in ay buuxiyaan: Ma daryeeli carruurta ay da'doodu ka yar tahay hal. amaHaddii aad daryeesho carruurta ay da'doodu ka yar taahy da'da hal, fadlan buuxi tallaabadan tallaabo: 1) Dhagsii si aad u daawato fiidiyowgan. ( https://vimeo.com/725463703/1c55b2616d) Waxaan fahamsanahay fikradaha Oohinta PURPLE (marka ilmuhu uu ooyo waqti dheer) waxaanna oggolahay in aan raaco istiraatiijiyadaha looga hadley fiidiyowgan. 2) Dhagsii linki-gan (https://www.nichd.nih.gov/sites/default/files/2019-02/Safe_Sleep_Environ_update.pdf) (2 bog) si aad u akhriso wax ku saabsan sida uu u egyahay deegaanka hurdada ammaanka ah. Waxaan fahamsanahay Hurdo Ammaan ah waxaanna oggolahay in aan raaco habdhaqannada lagu sharxay linki-gan. Macluumaadka iyo Saxiixa Codsadaha MAGACA CODSADAHA A TAARIIKHDA DHALASHADA SAXIIXA CODSADAHA A TAARIIKHDA MAGACA CODSADAHA B TAARIIKHDA DHALASHADA SAXIIXA CODSADAHA B TAARIIKHD