Placement Agreement Sample Contracts

Placement Agreement
Placement Agreement • March 26th, 2019

CUNUGA(CARRUURTA) / DHALLAANKA LA MEELAAYAY TAARIIKHDA DHALLASHADA Waxaa lagu meeleeyay: Daryeelayaasha waa la-hawlgalayaal qiimo u leh Waaxda Carruurta, Dhallinyarada, Qoysaska (DCYF) iyo qoyska cunuga si loogu guulaysto meelayn tayo leh, ammaan ah oo loogu talogalay carruurta / dhallinyarada u baahan daryeelka guriga ka baxsan. Wanaagga carruurta / dhallinyarada ku jirta daryeelka guriga ka baxsan waxaa sida ugu fiican bixiya war- isgaarsiin furan iyo xiriir shaqo wanaagsan oo u dhaxeeya daryeelaha, waalidiinta iyo DCYF.Heshiiskan Meelaynta waxaa uu bixiyaa macluumaad muhiim ah oo lagama maarmaan ah si loo hubiyo bedqabka iyo wanaagga cunuga gurigaaga lagu meelaayay. Macluumaadka ku saabsan carruurta / dhallinyarada ama qoysaskooda waa qarsoodi oo waa in kaliya lala wadaago dadka sida tooska ah ugu lug leh qorshaha kiiska. Kala tasho Shaqaalaha Kiiskaaga loo xilsaaray caawimo ku saabsan in macluumaadka lala wadaago dadka kale. Heshiiskani wuxuu kaa caawin

Placement Agreement
Placement Agreement • July 27th, 2023

CUNUGA(CARRUURTA) / DHALLAANKA LA MEELAAYAY TAARIIKHDA DHALASHADA CUNUGA(CARRUURTA) / DHALLAANKA LA MEELAAYAY TAARIIKHDA DHALASHADA Waxaa lagu meeleeyay: