Family Agreement Sample Contracts

Family Agreement to Children’s Intensive In-Home Behavioral Support (CIIBS) Program
Family Agreement • June 3rd, 2019

MAGACA DHALLINYARKA / ILMAHA TAARIIKHDA DHALLASHADA DHALLINYARKA / ILMAHA LAMBARKA AQOONSIGA EE ADSA TAARIIKHDA HESHIISKA WAALIDKA/MAS'UULKA DARYEEL BIXIYAHA AASAASIGA AH (HADDII UU YAHAY QOF AANAN AHAYN WAALIDKA/MAS'UULKA) WAALIDKA/MAS'UULKA DARYEEL BIXIYAHA AASAASIGA AH (HADDII UU YAHAY QOF AANAN AHAYN WAALIDKA/MAS'UULKA) Anigu waxaan ballan ku marayaa in aan si buuxda uga qayb qaato barnaamijka CIIBS intiiba uu ilmahaygu ku jiro ama ku qoranyahay barnaamijka. Midaan waxaa kamid ah in lala shaqeeyo DDA iyo takhasusle hab dhaqan qandaraas lala galay midkaas oo aan dooranayo si uu u sameeyo qorshe taageero hab dhaqan wanaagsan oo ku haboon ilmahayga iyo qoyska. Marka aan oggolaado qorshaha hab dhaqanka, Waxaan oggolaanayaa in aan lasii wado ilmahayga oona qaato tababar. Waxaan oggolahay in aan ula shaqeeyo si koox ah bixiyayaasha adeega ku bixinaya gurigayga. Si wada jir ah waxaynu dib-u eegis ku wada samaynaynaa isbedelada ku dhaca qorshaha hab dhaqanka intiiba loo baahdo.Anigu waan f