Dalka qeexidda

Dalka. Country) waxa loola jeeda dalka jamhuuriyadda Somaliland

Examples of Dalka in a sentence

  • La Fududeeyo dhiirrigelinta warshadaha Dalka iyo horumarinta dhaqaalaha.

  • Haddii qofku ku qanci-waayo go’aanka Wasiirka ee ku xusan faqrada (1) ee qodobkan, wuxuu rafcaan uga qaadan karaa Maxkamadda Sare ee Dalka, muddo 30 (soddon) maalmood gudahood ah kaddib go’aanka Wasiirka.

  • In qayb kamid ah Dalka uu ka dilaacay cudur ka mid ah cudurrada ay khasabka tahay in laga warbixiyo (Notifiable disease).b.

  • Wuxuu soo saari karaa hab-raac hawlgal ee uu Dhakhaatiirta Caafimaadka Xoolaha ugu oggolaanayo in ay fuliyaan Baaris Caafimaad ee lagu samaynayo Xoolaha nool iyo waxa ka-soo-baxa xoolaha ee laga dhoofinayo ama la soo gelinayo Dalka Guduhiisa isla markaana ay ku siinayaan shahaaddada Baarista Caafimaadka xoolaha markii ay ku qancaan caafimaadka xoolahaas, kadib iyagoo raacay qodobada koodka iyo sharciga Hay’adda Caafimaadka Xoolaha Aduunka ee OIE.

  • Dalka Jamhuuriyada Somaliland waxaa laga asaasi karaa baanan islaamiya si waafaqsan xeerkan waxaanay hawlahooda u gudanayaan sida uu dhigayo dastuurka dalku iyo xeerarka kale ee la xidhiidha ganacsiga iyo maaliyadda ee aan ka hor imanahayn axkaamta shareecada islaamka.

  • Xogta farsamo, khaas ahaan dhinaca farsamada Baarista Cudurrada iyo tallaallada loo isticmaalay qayb kamid ah Dalka ama Dalka oo dhan.

  • Sharcigaan wuxuu beddelayaa Sharcigii Istaatistikada Soomaaliya Lr.35 ee soo baxay 18kii Juun1970 si loo waafajiyo nidaamka Federaalka Dalka loona horumariyo hannaanka waxqabad ee Qeybaha kala duwan ee Istaatistikada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS).t) Sharcigan waxa lagu dhisayaa Hay’adda Istaatiskada Qaranka Soomaaliyeed (HIQS) oo u xil saaran Qaadista, ururinta, isku-duwidda xogta, falanqeynta, qiimaynta iyo faafinta macluumadka Istaatistikada Qaranka.