Aqoonsiga Asaasiga qeexidda

Aqoonsiga Asaasiga. Foundational ID)”: Waa nidaam aqoonsi oo loo abuuray in uu fursad u siiyo qof kasta in ay hesho aqoonsi iyo sifooyin caam ah oo ay u isticmaasho maamulka dawliga ah iyo adeegyada kala duwan ee baahsan, xagga hawl-qabadka (transactions), adeegyada, iyo sifaadka ka soo unkama, ee hey’adaha la wada leeyahay iyo kuwa goonida loo leeyahay.