Aqoonsiga Adeegyada Gaarka qeexidda

Aqoonsiga Adeegyada Gaarka. Functional ID)”: Waa nidaam aqoonsi oo loo sameeyey in lagu maareeyo aqoonsiga adeegyada gaarka ah oo loogu talagalay adeegyada iyo wax-is-dhaafsiga khaas ah, sida codeynta, maamulka canshuuraha, mashruucyada bulshada iyo adeegyada la xariira is-dhaafsiga iyo gudbinta lacagaha, iyo in ka badan.LIFAAQA 6aadWAAJIBAADKA GUDDIGA MAAMULKA AQOONSIGA (ToR of ID Task Force)Guddiga Maamulka Aqoonsiga (ID Task Force) wuxuu sii wadayaa shaqada FIRA ilaa laga sii dhisayo Sharciga Maamulka Aqoonsiga. Guddigu si ku meelgaar ah ayuu u sii degganaanayaa Wasaaradda, waxaana hawsha ku kormeeraya Agaasimaha Guud ee Wasaaradda. Hawlaha Guddiga waxaa ka mid ah, balse aanay ku ekeyn, in uu qabto kuwa soo socda: