So Sample Contracts

Hordhaca‌‌
February 13th, 2024
  • Filed
    February 13th, 2024

Adeeg bixyahan iyo Diiwaanka Farmasiiga waxaa ku jira macluumaadka ku saabsan adeeg bixiyaha iyo noocyada farmasiiga ee UCare MSHO iyo liisaska dhammaan qorshaha adeeg bixiyayaasha iyo farmasiiyada laga bilaabo taariikhda Diiwaankan.

Dalabka Deeqda Gargaarka Ganacsiga yaryar ee LISC
November 25th, 2020
  • Filed
    November 25th, 2020

Foomkan codsiga wuxuu uruuriyaa macluumaad hordhac ah oo ku saabsan meherad doonaysa Deeqda Gargaarka Ganacsiga Yaryar. Kahor intaadan bilaabin, waxaan kula talineynaa in jawaab bixiyaasha ay akhriyaan Su'aalahan Badanaa Layswaydiiyo ee Internetka laga helayo wixii macluumaad dheeri ah ee ku saabsan wareegan ee Deeqda Gargaarka Ganacsiga Yaryar.

HGHUDO )LQDQFLDO ,QVWLWXWLRQV ([DPLQDWLRQ &RXQFLO
March 10th, 1999
  • Filed
    March 10th, 1999

7KLV UHSRUW LV UHTXLUHG E\ ODZ˛ 12 8.6.&. ƒ324 (6WDWH 7KLV UHSRUW IRUP LV WR EH ILOHG E\ EDQNV ZLWK GRPHVWLF RIILFHV PHPEHU EDQNV)° 12 8.6.&. ƒ1˙1ˆ (6WDWH QRQPHPEHU EDQNV)° RQO\. %DQNV ZLWK IRUHLJQ RIILFHV (DV GHILQHG LQ WKH DQG 12 8.6.&. ƒ1ˇ1 (1DWLRQDO EDQNV). LQVWUXFWLRQV) PXVW ILOH )),(& O31.

Heshiiska Adeegga Foomka Xaqiijinta iyo Racfaanka
April 14th, 2020
  • Filed
    April 14th, 2020

Sharciga Utah wuxuu qabaa in LEA soo jeedin doonto talooyin kale baddalkii ka-dhaafidda khidmadaha ku filan "si loo hubsado in ardayga aan loo diidin fursad uu uga qeybgalo fasal ama hawl uu dugsiga mas'uul ka yahay ama taageero maxaa yeelay waxaa jirta awood yarri oo lagu bixiyo khidmadda." Haddii loo soo jeediyo, ardayga wuxuu dooran karaa in uu fulliyo adeegga baddalkii ka-dhaafidda khidmadda hase ahatee dugsiga dagmada kama dalban karo ardayga in uu fulliyo adeegga baddalkii ka-dhaafidda khidmadda. Haddii ardaygaada doorto in uu fulliyo adeeg, waxaa jira fursado loo baahan yahay in la doorto si uu u dhamaystiro. Fursadaha adeegga waxaa ka mid ah:

Qoraal ihtimaansiin u ah Koriyeyaasha
March 10th, 2023
  • Filed
    March 10th, 2023

Markaad la wareegtid fulinta Masuuliyadda Waalidnimadda waxaa buuxinaysaa waajibaadka Muwaadinka saaran. Waxaad la wareegaysaa shaqo iskaa wax u qabso ah, kaa soo aad u qabanaysid si damiir fiican leh iyo masuuliyad leh kaa soo si gaar ah u xiisaynayo fulinta danaha ilmaha masuulka laga yahay.

Dalabka Deeqda Ganacsiga Xaafadaha yaryar ee LISC
August 17th, 2020
  • Filed
    August 17th, 2020

Foomkan dalabka waxaa ku qoran macluumaad horudhac ah oo ku saabsan meherad doonaysa Deeqda Gargaarka Ganacsiga Yaryar ee loo marayo Wareegtada Deeqda Ganacsiga Xaafadaha Yaryar ee LISC oo ay maalgaliso Lowe's. Kahor intaadan sii wadin, LISC waxay ku talineysaa jawaabeyaasha inay hubiyaan in ganacsigiisa/ganacsigeedu ay u qalmaan ayagoo galinaya cinwaanka goobta uu kuyaalo ganacsiga khariidada halkan ku taal: GUJI HALKAN

SHARCIGA IIBKA IYO QANDARAASYADA QARANKA
August 14th, 2022
  • Filed
    August 14th, 2022

Sharcigani wuxuu beddelayaa dhammaan shuruucdii hore ee Qandaraaska iyo Iibka ee la xiriira Habraaca Maaliyadda iyo Xisaabaadka ee ku soo baxay sharci dawladeedka tirsigiisu yahay 02 soona baxay Desember 29, 1961 iyo xeerarka tirsigoodu kala yahay 317, iyo 318 soona baxay 17kii iyo 18kii December 1962 sidey isugu xigaan.

Sharciyada Federaalka
June 6th, 2011
  • Filed
    June 6th, 2011

Sharciyada federaalka ama qaanuunada, waxaa sameeyo Kongareeska Mareykanka si loo badbaadiyo muwadiniinta waddankaan.

CIWAANKA XEERKA/HABRAACA: Xeerka Kaalmada Dhaqaalaha SHIRKADA: ☒ CMHC ☒ CMMC ☒ CMMG☒ BRIDGTON HOSPITAL ☒ RUMFORD HOSPITAL☒ BOLSTER HEIGHTS ☐ RUMFORD COMMUNITY HOME☒ ELSEMORE DIXFIELD ☒ SWIFT RIVER FAMILY MEDICINEDAWADA QOYSKA QAYBTA:Maamulka...
June 6th, 2022
  • Filed
    June 6th, 2022

XAJMIGA Xeerkaan waxa uu qabanayaa dhammaan xarumaha, shaqooyinka, shirkadaha, iyo adeegyadaShirkada Daryeelka Caafimaadka ee Bartamaha Maine (Central Maine Healthcare Corporation, "CMH") iyo dhammaan shaqaalaha CMH. UJEEDADA Central Maine Healthcare (“CMH”) waxay caawimaad dhaqaale siisaa adeegyada degdega ah iyokuwa caafimaad ahaan muhiimka ah oo lagu bixiyay goob bukaan socod ama bukaan jiif oo lagu baxshay qaab cadaalad ah, siman, qadarin leh oo higsi leh lana siiyay bukaannada aan lahayn caymiska ama aan caymis ku filan haysan. Bixinta caawimaad dhaqaale waxay waafaqsan tahay, ku habboon tahay ayna muhiim u tahay buuxinta shaqadeena, yoolkeena iyo mabaadii'deena. Xeerkaan waxa uu ka hadlayaa Caawimaada Dhaqaalaha wuxuuna taageerayaa dadaalka CMH ee bixinta helitaanka daryeelka badqabka leh, la isku halayn karo, tayada badan oo la siinaayo bukaan kasta, maalin kasta. QEEXITAANNADA Cadadka Caadiyan Laga Qaado Bukaanka (AGB): Cadadka Caadiyan Laga Qaado Bukaanka eedaryeelka degdega

Xuquuqda Shaqaalaha
November 4th, 2011
  • Filed
    November 4th, 2011

Xeerka Xiriiryada Shaqaalaha Qaranka (NLRA) ayaa dammaanad ka qaadaysa xuquuqda shaqaalaha inay urur yeeshaan oo si wadajir ah ula gorgortamaan loo-shaqeeyahooda, oo ku kacaan waxqabad kale oo dhowran oo wadajir ah ama iska daayaan mid kasta oo ka mid ah ficilladaas korka ku yaal. Shaqaalaha hoos yimaad NLRA* ayaa laga ilaaliyaa noocaca anshax xumada loo-shaqeeyaha iyo ururrada shaqaalaha qaarkood. Ogeysiiskan ayaa adiga kaa siinaya macluumaad guud arrimaha ku saabsan xuquuqdaada, iyo xilalka saaran loo-shaqeeyeyaasha iyo ururrada shaqaalaha markay hoos timaad NLRA. La xiriir Guddiga Xiriiryada Shaqada iyo Shaaqalaha Qaranka (NLRB), oo ah hay’adda federaaliga ah ee soo baarta ee xallisa cabashooyinka hoos yimaad NLRA, adiga oo isticmaalaya macluumaadka lagu bixiyay hoosta, haddii wax su’aalo ah aad ka qabto xuquuda qaarkood ee laga yaabo inay ku aaddan tahay goobtaada shaqo ee gaarka ah.

Xeerarka Shaqada iyo Shaqaalaha ee La Xiriira COVID-19
July 31st, 2020
  • Filed
    July 31st, 2020

Fasaxa Shaqada ee Maine ee Daryeelayaasha iyo Dadka Ay Saameysay Xaaladaha Degdegga ah ee Caafimaadka Dadwaynaha ayaa caymisa shaqaalaha iyagu laftooda u saameeyay ama u daryeelaya xubin qoys oo ay isku dhaw yihiin oo ay saamaysay xaaladda degdegga ah ee caafimaadku.

Kansarka Qanjidhka Minada/Shahwada‌
July 3rd, 2013
  • Filed
    July 3rd, 2013

Kansarka qanjidhka minada/shahwada waa sababta saddexaad ee ugu badan geerida ka timaada kansarka ee ku dhacda dhammaan da’aha ragga.

Waa maxay Isku Xirka Qoyska-Dugsiga
October 10th, 2022
  • Filed
    October 10th, 2022

Heshiiska Qoyska-Dugsiga Title I ee Kasbashasdu waa heshiis ay waalidiinta, ardayda iyo macalimiintu soo wada saaraan. Wuxuu sharxaa sida waalidiinta iyo macalimiintu ay uga wada-shaqayn doonaan hubinta ardayda oo dhan inay helaan taageerada qof-calaa- qofka ah ee ay u baahan yihiin si ay u gaadhaan ugana saramaraan heerka waxbarashada fasalka.

Siyaasadda Aqoonsiga & Diiwaangelinta Dadweynaha
March 14th, 2023
  • Filed
    March 14th, 2023

• Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ku tilaabsatay isbeddelo ay ku abuureyso xasilooni, horumar dhaqaale iyo mid bulsho ee waara;

Ujeedo
December 14th, 2021
  • Filed
    December 14th, 2021

hawlaha sayniska yaa laga yaabaa inay leeyihiin khataro suurtagal ah. Waxaan isticmaali doonaa qaar ka mid ah qalabka iyo xayawaanka oo laga yaabo inay khatar yihiin hadii aan si haboon loo farsamayn. Badbaadada fasalka sayniska waa qayb muhiim ah oo ka mid ah habka sayniska. Si loo hubiyo in isticmaalka qalabka ee fasalka badbaado ahaado ama sayf, liis sharci ah yaa la sameeyay waxaana loo yaqaan kunturaada Badbaadada Sayniska. Xeerarkan waa in la raaco.

Sharciga
February 12th, 2013
  • Filed
    February 12th, 2013

Sharciga UK ma ogola in gabdhaha iyo dumarka wadankan degan loo kaxeeyo wadankale oo lasoo gudo. Sidoo kale waxaa danbi ah in la caawiyo qofka wax gudaya ama dhoofinta gabadha lasoo gudayo.

「FIRST ABU DHABI BANK PJSC 109 年度 U.S.$640,000,000 Multi Callable Zero Coupon Notes due 2050」之美金計價可贖回零息普通公司債公告
June 17th, 2020
  • Filed
    June 17th, 2020

Year Accounting Firms Lead Audit Partner Auditor’s Opinion 2017 KPMG Lower Gulf Limited Richard Ackland Fairly 2018 KPMG Lower Gulf Limited Emilio Pera

Caawi dhibannayaasha lagu xad gudbay
January 20th, 2016
  • Filed
    January 20th, 2016

Falal badan oo xad gudubyo ah ayaa loogu gaystaa dadka guryahooda, iyo haddii ay yihiin taajiriin ama sabool uma lahan kala duwanaansho

Banaadir, Hiiraan-Shabeelaha Dhexe Kama Qaybgalayaan Madasha Qaran
April 5th, 2023
  • Filed
    April 5th, 2023

Wararka ka imaanaaya meelo kala duwan waxay farta ku fiiqaayaan in Madasha Wadatashiga Qaran ay ka qaybgalayn Banaadir, Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe, ayadoo laga yaabo lacagta meesha ku baxaysa inay bixiso Banaadir.

Heshiis Dhexemaray Kismaayo Iyo Xamar, dhisidda Xoogga Dalka
March 14th, 2023
  • Filed
    March 14th, 2023

Maamulka Jubba Iyo DFS oo gaaray heshiis xagga amniga ah; kaa soo khuseeya dhisidda ciidan Qaran oo isku dhafan, dheelitiran; ciidanka an waxaa laga soo qoraayaa gobolada Jubooyinka iyo Gedo.

Codsiga Shahaadada Dhalshada
March 19th, 2018
  • Filed
    March 19th, 2018

Sharcigu wuxuu kaa doonayaa inaad bixiso macluumaad si aad u dalbato shahaadada dhalashada, Sharciyada Minnesota, qaybta 144.225, qaybta 7aad, iyo Xeerarka Minnesota, qaybta 4601.2600. Waxay ka soo horjeedaa sharciga si loo siiyo macluumaad been ah si loo helo shahaadada dhalashada. Waxaa dhici karta in lagugu ciqaabayo ganaaxyada, waqtiga xabsiga ama labadaba. Sharciyada Minnesota, qaybta 144.227 iyo qaybta 609.02, qayb-hoosaadka 3 iyo 4.

Xeerka Caawimaada Dhaqaale
September 18th, 2020
  • Filed
    September 18th, 2020

The Ohio State University Wexner Medical Center (Xarunta Caafimaadka Wexner ee Jaamacada Gobolka Ohio) waxay fahmaysaa culayska qarashaadka daryeelka caafimaadku abuuraan. Caymiskeena Caawimaada Dhaqaaluhu wuxuu ka caawiyaa bukaannadeena qarashaadkooda daryeelka caafimaadka. Caymisku wuxuu daboolayaa HCAP (Hospital Care Assurance Program/Barnaamijka Caymiska Caawimaada Daryeelka ee Isbitaalka), kaasoo quseeya qarashaadka isbitaalka/xarunta caafimaadka ee dadka dagan Ohio, iyo barnaamijka Ohio State Wexner Medical Center Financial Assistance (Caawimaada Dhaqaalaha ee Xarunta Caafimaadka Wexner ee Gobolka Ohio), kaasoo quseeya qarashaadka isbitaalka/xarunta caafimaadka iyo dhakhtarka/xirfadlaha caafimaadka ee bukaannada qaba dhibaatooyinka dhaqaale.

Ogolaanshaha Adeegydada Daryeelka Caafimaad
February 1st, 2017
  • Filed
    February 1st, 2017

Halkan waxaan ku ogolaanayaa Adeegyada Caafimaadka ee Bulshadda Caalamiga ah (ICHS) iyo Adeeg bixiyayaasheeda si ay u bixiyaan adeegyada daryeelka caafimaad, ay ka mid tahay qiimaynta, baadhitaanka, iyo nidaamyada daawaynta, ee aniga la iigu arko in ay lamma huraan ii yihiin ama uu ku taliyo Adeeg bixiyahaygu si loo qiimeeyo oo loo daweeyo xaalada caafimaad. Waxaan fahmay in aan leeyahay xaqa aan si firfricoon uga qayb qaato go’aanada ku saabsan daryeelkayga oo waxaan waydiin karaa su’aalo ku saabsan dabeecada iyo sifada daawayntayda lagu talo bixiyay ama kale. Taa ka sakow, waxaan leeyahay xaqa aan ku fahmo natiijooyinka la filayo ee daryeelkayga iyo beddelaadaha kale ee la ii heli karo aniga iyo halisahayga caafimaad ee la aqonsaday ama ka sii darka kaas oo isaamayn kara aniga. Waxaa la iga filayaa in aan su’aalo waydiiyo marka Adeeg bixiya la xidhiidho dheefaha la filayo, halisaha, ama ka dii darka aniga ah, iyo ku guul daraysigayga in aan waydiiyo kala caddaynta su’aalaha waxaa loo

Gacaliye waalid
August 15th, 2018
  • Filed
    August 15th, 2018

Ilahaagu waxaa xaqiiqdii dhameystirey tartankii baskeelka isaga iyo ardeyda fasalkiisa. Waxay ku bartan halkan sharciyada baaskeelka, iyo iyadoo laga qaaday imtixaan kooban. Waxay ku wadeen baaskeelka jidadka, iyagoo dusha iskala socda si ay u arkaan, in ay nabad qab ku wadaan wadooyinka.

Placement Agreement
Placement Agreement • March 26th, 2019

CUNUGA(CARRUURTA) / DHALLAANKA LA MEELAAYAY TAARIIKHDA DHALLASHADA Waxaa lagu meeleeyay: Daryeelayaasha waa la-hawlgalayaal qiimo u leh Waaxda Carruurta, Dhallinyarada, Qoysaska (DCYF) iyo qoyska cunuga si loogu guulaysto meelayn tayo leh, ammaan ah oo loogu talogalay carruurta / dhallinyarada u baahan daryeelka guriga ka baxsan. Wanaagga carruurta / dhallinyarada ku jirta daryeelka guriga ka baxsan waxaa sida ugu fiican bixiya war- isgaarsiin furan iyo xiriir shaqo wanaagsan oo u dhaxeeya daryeelaha, waalidiinta iyo DCYF.Heshiiskan Meelaynta waxaa uu bixiyaa macluumaad muhiim ah oo lagama maarmaan ah si loo hubiyo bedqabka iyo wanaagga cunuga gurigaaga lagu meelaayay. Macluumaadka ku saabsan carruurta / dhallinyarada ama qoysaskooda waa qarsoodi oo waa in kaliya lala wadaago dadka sida tooska ah ugu lug leh qorshaha kiiska. Kala tasho Shaqaalaha Kiiskaaga loo xilsaaray caawimo ku saabsan in macluumaadka lala wadaago dadka kale. Heshiiskani wuxuu kaa caawin

iyo
October 27th, 2022
  • Filed
    October 27th, 2022

Barnaamijka qalabka daynta waxa loogu talogalay in lagu horumariyo guusha ardeyga iyadoo la balaadhinayo oo kor loo qaadaayo isticmaalka tiknoolajiyada, awoodaha wada-shaqeynta, iyo hal-abuurka ardeyda waxbarashadooda.

FURIIN AY CARUURI WEHELISO: Maxaad ku samaynaysaa Foomamka Maxkamada
July 29th, 2015
  • Filed
    July 29th, 2015

• Teebgaree ama u daabac si nidaamsan. Nooca foomka la buuxin karo waxaa laga heli karaa website kaayaga ee http://courts.maine.gov/fees_forms/forms.

Dumarka oo dhan.
April 17th, 2009
  • Filed
    April 17th, 2009

Xogwarrankan waxaa idiin soo diyaariyey Guddiga Muslimiinta Dumarka Kanada [Canadian Council of Muslim Women (CCMW)] si uu dumarka Muslimiinta ah u siiyo warbixin kooban oo ku aadan xeerka qoyska ee gobolka Ontario sida uu u quseeyo bulshada Muslimiinta ah. Waxaan isku dayeynaa in aan ka jawaabno su’aalaha ugu muhimsan oo ku saabsan sida shareecada Islaamka loogu isticmaali karo xallinta khilaafaadka qoyska kolka la joogo Kanada.

FOOMKA XISAAB CELINTA CASHUURTA DAKHLIGA SHAQADA
November 15th, 2018
  • Filed
    November 15th, 2018

Xogta guud ee la bixinayo 1. Muddada Cashuurta (Bisha) 2. Muddada Warbixinta 1-da ilaa 15-ka bil kasta Tilmaamaha: Loo shaqeeyauhu waa inuu buuxxiyo isla markaana u gudbiyo Xafiiska Cashuuraha Berriga xisaab celinta billaha ah ee dakhliga shaqada ee la reebay 15 cisho gudahood oo bilaabmaysa kolka muddadu dhamaato. Fadlan si fiican uu akhri meelaha la buuxinayo ka hor iyo inta aad buuxbuuxinaysid foomkan isla markaana ku lifaaq dukumentiyada loo baahan yahay si xisaab celinta si dhakhso ah looga shaqeeyo. Waxa la mutaysanaya ganaaxyo haddii aan la soo gudbin xisaabcelinta cashuurta, haddii lala habsaamo, ama xisaab celin been ah ila soo gudbiyo (faqradaha 16, 17 iyo 19 ee Xeerka Dakhliga 72/2016). Qaybta A: Faahfaahinta Cashuur bixiyaha A1. Magaca buuxa ee Cashuur bixiyaha A2. Magaca Ganacsiga (haddii uu ka duwanyahay Magaca Cashuur bixiyaha) A3.TIN A4. Cinwaanka Ganacsiga (Degmada) A5. Tuuladda A6. Lamberka Mobile-ka A7. Cinwaanka emaylka A8. Nidaamka Cashuurta Cas

Taageero dheeraad ah oo bilaash ah hel waqtiyada go'ista korontada.
March 16th, 2016
  • Filed
    March 16th, 2016

Waxaan annagu nahay dadka daryeela siligyada iyo xarkaha korontada u keena bulshooyinka ku kala baahsan waqooyiga Skotland iyo bartamaha koonfurta England. Annagu ma nihin shirkadda kuu soo dirta biilasha korontada – waxay shaqadayadu tahay in

TUSMADA
March 27th, 2017
  • Filed
    March 27th, 2017
JAMHUURIYADA SOMALILAND
March 14th, 2023
  • Filed
    March 14th, 2023
Qoyska Sharafta Leh:
September 20th, 2011
  • Filed
    September 20th, 2011

Goobta baaritaanka caafimaadka dugsiga waxa ay ardayda u fidisaa la talin cudurada dhimirka oo fool ka fool ah. Waxaa ka shaqeeya shaqaalaha heysta ogolaashaha Gobolka Minnesota iyo dhakhaatiir weli ka shaqeynaya sidii ay ku heli lahaayeen ogolaashaha Gobolka Minnesota. Ardayda jaamacadda Minnesota ka soo baxday Barnaamijyada Cudurada Dhimirka ayaa sidoo kale ka shaqeeya xarunta caafimaadka ee dugsiga ku dhex taal.

KA QAYB QAATAHA YAREEHESHIISKA KA QAYB QAADASHADA ISTICMAALAHA
August 15th, 2019
  • Filed
    August 15th, 2019

wuxuu hirgalayaa taariikhda(“Taariikhda la fuliyo”), ee la galay ee u dhaxaysaShirkada Dhijital Baromeys (Digital Promise) (“Deeq-bixiyaha”) iyo (waalidka ama mas'uulka ilmaha yar ee ka qaybqaadanaya Barashada Barnaamijka Cusub ee Verizon (Verizon Innovative Learning) ("Qofka Yar")kaasi oo loo tixraacayo ama loo tixgelinayo "isticmaalaha" ama 'adiga' ama 'Idinka') si wadajir ah loogu tixraaco ama loo yaqaan“dhinacyada heshiiska”.

Tamar-qeybiyeyaasha , qandaraasyada & biilasha
January 5th, 2023
  • Filed
    January 5th, 2023

Waanu ognahay biilasha tamarta, iyo werwerka ku saabsan haddii aad helayso heshiiska ugu fiican, ayaa culays badan saaraya ganacsiyada hadda.